Sign in with Twitter Sign in with Facebook

Type the topic in any language to check out real time results of Who's Talking on Social Media Sites


Trending Topics: #VoiceTop10State Medical ExaminerShay Mac#NxManuEduNoFabricaDeEstrelas#AmorAVidaThe Good GuyYour Smile is Life KristenMachu Pichu#PeopleontheInternet#SteloisaMeuVerdadeiroAmorDasNove#BeckyGPlayItAgainTo2Million#confidencenight待機児童#insecuritynight#Moore#MásNacoqueelCC13#cúmplanleaABC#HojeEstreiaAmoràVidaFeliz Día del Psicólogo#UnDiaEnLaPedaYo#NationalBesfriendDayMoore#TomFollowSpreeJuliano CazarréChe Mack#AskConnor#sougo#PrayForOklahomaHappy Victoria DayFlickr震源地Stevie JAdaUto#2chRVDPS4YahooPaola OliveiraFlorentino PérezHillsboroughThe DoorsKolo Toure#nowplaying#RAW地震速報Ok Mimi1TB#FERNANJEFOLLOWSPREEFollow Me DeefizzyショムニREDCROSS to 90999アプリNikko暑くなりJoaquim Barbosa火曜日LupoJaguaresSilent Hill#あまちゃんKen VenturiPowerball winnerKanye WestEurovisionEva Longoria Wardrobe MalfunctionApril MacieRay ManzarekAndrea RebelloTim McGrawBay to Breakersmemorial dayMiguelWWEOklahomaBruinsDrakeCelebrity ApprenticeTumblrNicki MinajDavid BeckhamMore

Most recent 14 results returned for keyword: DiRo (Search this on MAP)

https://plus.google.com/110931849758766127824 diro soeropawiro :

1 day ago - Via Google Check-ins - View -
https://plus.google.com/108825832602280407644 Roberto Quiroga : Matayos 15 Somali Bible (SOM) Ciisaa Ka Jawaabay Eedayntii Ku Saabsanayd Xeerka 15 Markaas waxaa Yeruusaalem...
Matayos 15
Somali Bible (SOM)
Ciisaa Ka Jawaabay Eedayntii Ku Saabsanayd Xeerka

15 Markaas waxaa Yeruusaalem Ciise uga yimid niman Farrisiin iyo culimmo ah, oo waxay ku yidhaahdeen, 2 Xertaadu maxay xeerka waayeellada uga gudbaan? Waayo, ma faro xashaan goortay kibis cunayaan. 3 Wuu u jawaabay oo ku yidhi, Idinkuba maxaad amarkii Ilaah uga gudubtaan xeerkiinna aawadiis? 4 Waayo, Ilaah wuxuu amray, Aabbahaa iyo hooyadaa maamuus, oo Kan aabbihii ama hooyadii caayaa, dhimasho ha ku dhammaado. 5 Laakiin waxaad leedihiin, Kan aabbihii ama hooyadii ku yidhaahda, Wixii aan idiin tari lahaa, hadiyad baan Ilaah ugu bixiyey, 6 aabbihii ama hooyadii maamuusi maayo. Xeerkiinna ayaad erayga Ilaah ku buriseen. 7 Labawejiilayaalow, Isayos aad buu wax idiinka sii sheegay markuu yidhi,

8 Dadkanu bushimahooda ayay igu maamuusaan,
Laakiin qalbigoodu waa iga fog yahay.
9 Si aan micne lahayn ayay ii caabudaan,
Iyagoo dadka wax ku baraya amarrada dadka.
10 Markaasuu dadkii badnaa u yeedhay oo ku yidhi, Maqla oo garta. 11 Ma aha waxa afka gala waxa ninka nijaaseeyaa, laakiin waxa afka ka soo baxa, kaas ayaa ninka nijaaseeya. 12 Markaasaa xertii u timid oo ku tidhi, Ma og tahay Farrisiintii inay ka xumaadeen markay hadalkii maqleen? 13 Laakiin wuu u jawaabay oo ku yidhi, Geed walba oo aan Aabbahayga jannada ku jiraa abuurin waa la rujin doonaa. 14 Iska daaya. Iyagu waa indhoolayaal indhoolayaal hagayaye. Laakiin nin indha la' hadduu nin indha la' hago, labadooduba god bay ku dhici doonaan. 15 Markaasaa Butros u jawaabay oo ku yidhi, Masaalkaa noo caddee. 16 Kolkaasuu wuxuu yidhi, Idinku weli ma garashola'aan baad tihiin? 17 Miyaydnaan garanaynin, Wax kasta oo afka galaa calooshay tagaan, oo waxaa lagu tuuraa meesha lagu saxaroodo? 18 Laakiin waxa afka ka soo baxaa, qalbigay ka yimaadaan; oo kuwaas weeye waxa ninka nijaaseeyaa. 19 Waayo, waxaa qalbiga ka soo baxaa fikirrada sharka leh iyo dilidda iyo sinada iyo galmada xaaraanta ah iyo tuuganimada iyo maragga beenta ah iyo cayda. 20 Kuwan weeye waxa ninka nijaaseeyaa. Laakiin in lagu cuno faro aan la maydhin, ninka ma nijaasayso.

Bogsiintii Gabadhii Aan Yuhuudda Ahayn

21 Ciise ayaa meeshaas ka baxay, oo dhinacyada Turos iyo Siidoon ayuu u leexday. 22 Oo naag reer Kancaan ah ayaa soohdimahaas ka soo baxday oo qaylisay iyadoo leh, Ii naxariiso, Sayidow, ina Daa'uudow. Gabadhayda jinni baa si xun u waalaya. 23 Laakiin hadal uguma uu jawaabin. Markaasaa xertiisii u timid oo ka bariday iyagoo leh, Eri, waayo, way inaga daba qaylinaysaa. 24 Laakiin wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, La iima soo dirin, idaha lunsan oo reer binu Israa'iil maahee. 25 Laakiin iyadu way u timid oo sujuudday, oo waxay tidhi, Sayidow, i caawi. 26 Wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Ma wanaagsana in carruurta kibistooda la qaado oo eeyaha loo tuuro. 27 Waxay tidhi, Waa run, Sayidow, laakiin weliba eeyahu waxay cunaan jajabka ka dhaca miiska sayidkooda. 28 Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Naagtay, rumaysadkaagu waa weyn yahay ee ha kuu noqoto sidaad doonaysid. Oo saacaddaasba gabadheedii waa bogsatay.

Dad Badan Baa La Bogsiiyey

29 Markaasaa Ciise halkaas ka tegey, oo wuxuu u soo dhowaaday badda Galili, oo buurtuu fuulay oo halkaasuu fadhiistay. 30 Kolkaasaa waxaa u yimid dad fara badan oo wada kuwa curyaan ah iyo kuwa indha la' iyo kuwa carrab la' iyo kuwa addimmo la' iyo qaar badan oo kale, oo waxay iyaga dhigeen cagihiisa agtooda, wuuna bogsiiyey. 31 Sidaas daraaddeed baa dadkii yaabay goortay arkeen kuwii carrabka la'aa oo hadlaya iyo kuwii lugaha la'aa oo bogsaday iyo kuwii curyaanka ahaa oo socda iyo kuwii indhaha la'aa oo wax arkaya, waxayna ammaaneen Ilaaha reer binu Israa'iil.

Waxaa Cunto La Siiyey Afar Kun Oo Nin

32 Markaasaa Ciise xertiisii u yeedhay oo ku yidhi, Dadka badan ayaan u naxariisanayaa, waayo, durba saddex maalmood ayay ila joogeen, oo waxay cunaanna ma haystaan. Dooni maayo inaan diro iyagoo sooman waaba intaas oo ay jidka ku itaal beelaane. 33 Xertiisii waxay ku yidhaahdeen, Innagoo meel cidla ah joogna, xaggee baynu ka helaynaa kibis intaa le'eg in dad sida u badanu ka dhergaan? 34 Ciise ayaa ku yidhi Immisa kibsood baad haysaan? Waxay yidhaahdeen, Toddoba iyo waxoogaa kalluun yaryar ah. 35 Oo wuxuu dadkii badnaa ku amray inay dhulka fadhiistaan. 36 Markaasuu toddobadii kibsood iyo kalluunkii soo qaaday, oo goortuu ku mahadnaqay ayuu kala jejebiyey oo xertii siiyey, xertiina dadkii badnaa ayay siiyeen. 37 Dhammaantood way wada cuneen oo dhergeen, oo waxay soo ururiyeen toddoba dambiilood oo ka buuxa jajabkii hadhay. 38 Dadkii cunayna waxay ahaayeen afar kun oo rag ah oo aan naagaha iyo carruurtu ku jirin. 39 Kolkuu dadkii badnaa diray dabadeed ayuu doonni fuulay, oo wuxuu galay soohdimaha Magadan.
3 days ago - Via Google+ - View -
https://plus.google.com/100332841765004327600 ROBERTO L . QUIROGA : Falimaha Rasuullada 25 Somali Bible (SOM) Bawlos Waxaa Xukun Loo Hor Joojiyey Feestos 25 Haddaba Feestos...
Falimaha Rasuullada 25
Somali Bible (SOM)
Bawlos Waxaa Xukun Loo Hor Joojiyey Feestos

25 Haddaba Feestos markuu soo galay gobolkii, ayuu saddex maalmood dabadeed Kaysariya ka tegey, oo wuxuu aaday Yeruusaalem. 2 Markaasaa wadaaddadii sare iyo raggii Yuhuudda u waaweynaa waxay isagii u sheegeen wax Bawlos ka gees ah, wayna baryeen 3 oo axsaan ka weyddiisteen inuu isaga Yeruusaalem u soo diro; iyagoo shirqool u dhigaya inay jidka ku dilaan. 4 Habase yeeshee Feestos wuxuu ugu jawaabay in Bawlos lagu dhawrayo Kaysariya, iyo in isaga qudhiisuba dhaqsiyo halkaas u aadayo. 5 Oo wuxuu ku yidhi, Haddaba kuwa idinku jira oo amarka lahu aniga ha ila tageen, oo haddii ninkaasu wax qallooc ah leeyahay, iyagu ha dacweeyeen isaga. 6 Oo markuu iyagii dhex joogay in aan ka badnayn siddeed ama toban maalmood, ayuu wuxuu aaday Kaysariya, kolkaasuu maalintii dambe fadhiistay kursigii xukumaadda, oo wuxuu amray in Bawlos la keeno. 7 Oo kolkuu yimid, Yuhuuddii Yeruusaalem ka timid ayaa hareerihiisii soo istaagtay, oo waxay keeneen dacwooyin badan oo waaweyn, oo ayan iyagu xaqiijin karin. 8 Markii Bawlos isdaafacayay, ayuu wuxuu yidhi, Anigu innaba kuma dembaabin sharciga Yuhuudda ama macbudka iyo Kaysar toona. 9 Laakiin Feestos isagoo doonaya inuu Yuhuudda kaga farxiyo, ayuu wuxuu ku jawaabay oo Bawlos ku yidhi, Ma doonaysaa inaad Yeruusaalem tagto oo waxyaalahan halkaas hortayda lagugu xukumo? 10 Laakiin Bawlos wuxuu yidhi, Anigu waxaan hor taaganahay kursigii xukumaadda oo Kaysar; halkanay igu waajib tahay in laygu xukumo. Anigu Yuhuudda innaba xumaan kuma aan samayn, sidaad aad ugu og tahay. 11 Haddaba haddii aan xumaan falay oo aan galay wax dhimasho istaahila, geeri diidi maayo; laakiin waxyaalahan ay kuwanu igu dacwaynayaan haddii aan wax run ah lagu arag, ninna iima gacangelin karo iyaga. Waxaan u ashtakoonayaa Kaysar. 12 Markaasaa Feestos, markuu shirka la tashaday, ayuu wuxuu ku jawaabay, Kaysar baad u ashtakootay; Kaysar baad u tegaysaa.

Agribba Iyo Bernikee

13 Haddaba kolkii dhawr maalmood la soo dhaafay ayaa waxaa Kaysariya yimid oo Feestos soo salaamay boqor Agribba iyo Bernikee. 14 Oo kolkii ay maalmo badan halkaas joogeen ayaa Feestos wuxuu boqorkii hor dhigay dacwadii Bawlos, oo wuxuu ku yidhi, Waxaa jira nin Feelikos ka tegey isagoo maxbuus ah; 15 kaasoo waagii aan Yeruusaalem joogay ay wadaaddadii sare iyo waayeelladii Yuhuuddu igu soo dacweeyeen iyagoo doonaya in la xukumo isagii. 16 Iyagii waxaan ugu jawaabay oo ku idhi, Ma aha caadada reer Rooma in ninna xukumaad loo dhiibo intaan mudduciyaasha layska hor keenin muddacalayga oo la siin fursad uu isaga daafaco xaalka lagu ashtakeeyey. 17 Haddaba markii ay halkan wada yimaadeen, anigu innaba siima aan raagin ee maalintii dambe ayaan waxaan ku fadhiistay kursigii xukumaadda, oo waxaan amray in ninka la keeno. 18 Laakiin markii ay mudduciyaashii istaageen, ma ay keenin innaba wax xumaan ah oo u eg wixii aan filanayay; 19 laakiin waxay lahaayeen su'aalo isaga ka gees ah oo ku saabsan diintooda iyo mid Ciise la odhan jiray oo dhintay, laakiin Bawlos leeyahay inuu nool yahay. 20 Haddaba anigoo ka shakiyaya sidii aan waxyaalahan u sii haybin lahaa, ayaan waxaan isagii weyddiistay bal inuu Yeruusaalem tegayo oo meeshaas lagu xukumo waxyaalahan iyo in kale. 21 Laakiin markii Bawlos doonayay in la sii hayo ilaa boqorku gar gooyo, waxaan amray in la sii hayo ilaa aan isaga Kaysar u diro. 22 Markaasaa Agribba wuxuu Feestos ku yidhi, Aniguba waxaan jeclaan lahaa inaan ninka maqlo. Markaasuu yidhi, Berritaad maqlaysaa.

23 Sidaas daraaddeed maalintii dambe ayaa Agribba iyo Bernikee waxay la yimaadeen bandhig weyn, oo waxay soo galeen maxkamaddii, iyaga iyo nimankii sare iyo raggii magaalada ugu waaweynaa. Markaasaa Feestos wuxuu amray in Bawlos loo keeno. 24 Markaasaa Feestos wuxuu yidhi, Boqor Agribba iyo ragga kale oo halkan nala jooga oo dhammow, waxaad arkaysaan ninkan Yuhuudda badan oo dhammu ay iiga soo cabteen Yeruusaalem iyo halkanba, iyagoo ku qaylinaya, Waajib ma aha in ninkanu sii noolaado. 25 Laakiin waxaan ogaaday inuusan samayn innaba wax dhimasho istaahila; oo isaga qudhiisuba wuxuu u ashtakooday boqorka, sidaas daraaddeed waxaan goostay inaan isaga diro. 26 Haddaba anigu ma hayo wax xaqiiqa ah oo ninkan ku saabsan oo aan sayidkayga u qoro. Sidaas daraaddeed ayaan isaga hortiinna u keenay, iyo khusuusan adiga hortaada, boqor Agribbow, in kolkii loo imtixaamo dabadeed aan helo wax aan qoro. 27 Waayo, waxay ila eg tahay caqliyaraan in maxbuus la diro iyadoo aan aad loo xaqiijin wixii lagu ashtakeeyey.
5 days ago - Via Google+ - View -
https://plus.google.com/109296832170171796377 hasan diro :

6 days ago - Via Google+ - View -
https://plus.google.com/102200674259872439735 Automatik Anotherlife :

Watch the video: Another Life - Flamer Diro
https://lh5.googleusercontent.com/proxy/D8TdAIJYNQJF6x5lsqn-fd-ppmk4AZ1ALBxSIrQL8uOrWwQIjZoCfpEIdDuJeKqdVi7I49PmXMg5KNt07dPeOQ=w506-h379-n

6 days ago - Via YouTube - View -
https://plus.google.com/100164837685030134373 Diro Brarec : Personaliza tu mensaje.
Personaliza tu mensaje.
Watch the video: Diro Brarec - ID (Original Mix)
https://lh5.googleusercontent.com/proxy/UiMaiUkGBzberRBexLF0vDGK_FeugEq4HwoVo742yGj8ExzuEBd5fpwXXleohMchEVnKbNoiRxZpg72WuLqLPQ=w506-h379-n
Hi party peole, my name is Diro Brarec, and this is my new ID track. Free download: https://soundcloud.com/diro_brarec/diro-brarec-id-original-mix Follow me: Twitter: https://twitter.com/DiroBrarec Facebook: https://www.facebook.com/dcadj Soundcloud: https://soundcloud.com/diro_brarec :)
8 days ago - Via YouTube - View -
https://plus.google.com/105856140399597517348 Mohamed Faraton :

Watch the video: Facebook,Sida Ciwaanka Looga Joojiyo Emailka fcbook Computerka...Facbook.Baro Ama bar
https://lh4.googleusercontent.com/proxy/lhXIq36CrNGJPnvJ87b_5GK7Jjyhia1VcuAajAnWelKttqV56rOyNXDlWTdo3MN3vw91Lg__zxWx9cwh4LPY8w=w506-h379-n
Dad badan ayay Dhibaato ka Haystaa Emeilada Fcbook Soo diro Fadlan FCBOOK Tag kadib Fur setting kadib Halkaa ku Aragtaan ka sii tag..oo raac Fadlan Casharkan..Muhiim Notificationka ayaa ah
9 days ago - Via YouTube - View -
https://plus.google.com/104308959645328243848 DAULETHAN ORAZAEV :

Watch the video: kulsaru KZ mc diro
https://lh3.googleusercontent.com/proxy/Sg2voi_-H-1S2SV4kd6FFwklxlkKSLbUq5ZUvd8BMpAK0QbpZMg2FVlXHA0iFML9gnHRSSE3NNxPNvkurnDIAQ=w506-h379-n
kulsaru KZ mc diro
11 days ago - Via YouTube - View -
https://plus.google.com/106106507487731159384 diro theva : its me
its me
16 days ago - Via Google+ - View -
https://plus.google.com/109673859563216662998 su diro : when sorrow come ... time to realise
when sorrow come ... time to realise
Watch the video: Naruto - Sadness and Sorrow on Violin - Taylor Davis
https://lh3.googleusercontent.com/proxy/lZBS0OK8JlSahJDnRGmjdwCEhyX-cfXlsPK5gVoQwMLBroGdfwLAClNYW-YEaSLOhj2pvWzIqQk33CBJ7ZhKk5AJbhSCWiCU2OaJXP3u0A=w506-h284-n
Download this song on iTunes here: https://itunes.apple.com/us/album/gaming-fantasy/id529340727 Special thanks to my friend Megan Gilliam for filming this vi...
17 days ago - Via Google+ - View -
https://plus.google.com/109673859563216662998 su diro :

Watch the video: John Lewis plays Bach - Prelude No. 2 in C minor, BWV 847
https://lh5.googleusercontent.com/proxy/dT35Mblvaf0TW61c4RagrZNRRF052Y67kOjkm0UfSIQvGSc_2usdERpY5wd9Q-nFZndvcZnbiL7Jiy_5M4tyXm8fjX7cSze3F-LD=w506-h379-n
Bach - Prelude No. 2 in C minor, BWV 847 John Lewis (piano)
17 days ago - Via Google+ - View -
https://plus.google.com/109673859563216662998 su diro : Jazz up your life
Jazz up your life
Watch the video: A Master of Jazz Solo Piano - The MJQ's John Lewis
https://lh5.googleusercontent.com/proxy/THZDBLag2sqGqdaJSV83VFFJq5EhXB-0YVh_-rs8qm5GuEpAwtCFJeoC_KfmPvUb-R9r_VhBR7nRacdRRvcYYfBVmpmsxvRtv37m=w506-h379
Billy Taylor's Jazz Counterpoint presents John Lewis. Born in LaGrange, Illinois and raised in Albuquerque, New Mexico, he learned classical music and piano ...
17 days ago - Via Google+ - View -
https://plus.google.com/114693974722728166935 cute iphone cases :

Diro Nail Polish TPU Case for iPhone 5
Dress up your iPhone 5 with Diro Nail Polish TPU Case for iPhone 5. Of course, it has a very stylish and beautiful appearance, will be the best companion for your iPhone 5.
23 days ago - Via Google+ - View -

WhereTweeting.com